DAAWO-MUUQAAL“MADAXWEYNE HADII AAD GANACSADE INA XARBI NAGA QABAN WEYDO BAKHAARADIISA AYAANU GUBI DOONAA “ DAD DANYAR AH OO KA CABANAYA INA XARBI IYO MAAYAR SOLTECO OO DHUL IYO DHISMAYAAL KA QAADAY

0
285

Hargaysa (Ceelgardinews.com) dad dan yar oo kamida dagan magaalada Hargeysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay dhul iyo guryo ay lahaayeen oo Mayarka Hargaysa ka qaadayt kana iibiyay ganacsade Ina Xarbi iyada oo markii hore dadkaas danyarta ah dhulkooda iyo guryahooda lagaga qaaday wado ayaa martay kadibna laga iibiyay Ganacsade Ina Faarax Xarbi”Madaxweyne Hadii Aad  Ganacsade Ina Xarbi Naga Qaban Weydo Bakhaaradiisa Ayaanu Gubi Doonaa “ Dad Danyar ah oo ka Cabanaya Ina Xarbi Iyo Maayar Solteco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here