DAAWO MUUQALKA”GANACSADE DAHABSHIIL IYO BEESHIISA OO KONTON WALE BILE KA MARAY DILKII MARXUUMAD FANAANAD SAADO CALI WARSAME OO LAGU XIDHIIDHIYAY INUU KA DANBEEYAY

0
322

Laascaanood(Ceelgardinews.com)-Mulkiilaha shirkada ganacsiga ee Dahabshiil Maxamed Siciid Ducaale iyo cuqaal iyo dayaal beeshiisa kasoo jeeda ayaa konton wale bile k maray dilka Marxuumad Fanaanad Saado Cali Warsame oo lagu xidhiidhiyay inuu ka danbeeyay dilkeeda.

Dhaarintan ayaa waxa kasoo qeyb galay culimo awdiin iyo cuqaal,odayaal iyo ehelada Marxuumad fanaanada Saado Cali Warsame.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqalka Warbixintan Oo dhamsytiran