Daawo Muuqalka”Maxkamada Gobolka Togdheer Oo Xukun Iskugu Jirta Xadhig Iyo Ganaax Lacageed Ku Riday Dad Jidhdil Ugaystay Suxufi Axmed Muuse Maxamed(Saakaro)

0
263

Burco(Ceelgardinews.com) Suxufi Sakaaro Oo Ka Mida ah Suxufiyiinka Ka Hawlgala Gobolka Togdheer oo Afar Bilood Ko Hor Jidhdil Suuqa Dhexdiisa Loogu Geystay Ayaa Maanta Maxkamada Gobolka Togdheer ay Xukumo Iskugu Jira Xadhig Iyo Ganaax Ku Xukuntay Cidii Ku Lug Lahayd Jidhdilka Saxafigaasi. Maxkamada oo In Muddo Ah Badhitaan Ku Waday Eedaysanayaasha Ku Eedaysanaa Inay Jidhdil Ugeysteen Saxafiga ayaa Waxa Maanta Si Rasimiya Maxkamada Gobolka Togdheer Ugu Dhawaaqday xukuno Kala Duwan oo Lagu Xukumay Eedaysanayasha

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here