-Haragysa (Ceelgardinews.com) Xildhibaanada Golaha Guurtida iyo wakiilada ugu jira gobalada Galbeedka Somaliland Ee Awdal Iyo Salal oo ay weheliyaan madax dhaqameedka gobaladaasi ayaa waxaa ay maanta shir ku yeesheen magaalada Borama ee xarunta Gobalka Awdal.
Shirkan ay yeesheen madax dhaqameedka iyo xildhibaanadu oo ay saxaafadu dibad joog ka aheyd ayaa markii u soo dhamaadey waxaaa warbaahinta la hadley xildhibaanada waxaana ay si adag uga hadley lix goobood oo ay xukuumadu sheegtay in ay diwaangalinta ka bilaabeyso waxaana ay xukuumada iyo gudida doorashooyinka uga digeyn in ay baaqyadooda iska dhego tiraan oo ay diwaangalinta ka bilaaban gobaahaasi oo seddex gobol ku muran san yahiin
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan