DAAWO MUUQALKA”XILDHIBAANADA GUURTIDA IYO WAKIILADA UGU JIRA GOBALADA AWDAL IYO SELAL OO SHIR KU YEESHAY BORAMA , XUKUUMADANA SI ADAG ULA HADLEY

0
304

 

-Haragysa (Ceelgardinews.com) Xildhibaanada Golaha Guurtida iyo wakiilada ugu jira gobalada Galbeedka Somaliland Ee  Awdal Iyo Salal  oo ay weheliyaan madax dhaqameedka gobaladaasi ayaa waxaa ay maanta  shir ku yeesheen magaalada Borama ee xarunta Gobalka Awdal.

Shirkan ay yeesheen madax dhaqameedka iyo xildhibaanadu  oo ay saxaafadu dibad joog ka aheyd ayaa markii u soo dhamaadey  waxaaa warbaahinta la hadley xildhibaanada waxaana ay si adag uga hadley lix goobood oo ay xukuumadu sheegtay in ay diwaangalinta ka bilaabeyso waxaana ay xukuumada  iyo gudida doorashooyinka uga  digeyn in ay baaqyadooda   iska dhego tiraan oo ay diwaangalinta ka bilaaban gobaahaasi  oo  seddex gobol ku muran san yahiin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan