DAAWO MUUQALKA”XOGHAYAHA GOLAHA DHEXE EE XISBIGA KULMIYE OO KOMISHANKA DOORASHOOYINKA UGU BAAQAY IN GOOBAHA DIWAAN GALINTA EE GOBOLKA SAAXIL KUSII HADHAYA LA KORDHIYO

0
286

Berbera (Ceelgardinews.com) -Xogahayaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Mustafae Maxamed Yoonis(Mustafe Waxadad)oo maanta Berbera warbaahinta kula hadlay ayaa ugu guud ahaan shacab weynaha Gobolka Saaxil inay is diwaan galiyanaan oo qaataan kadhka diwaan galinta Codbixintan, Sidoo kale Waxa uu Xoghayaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye uu Komishanka doorashooynia Ugu baaqay inay Goobaha hadhaya ee 14ka maalmood sii shaqayn doono ee magaalada dhexdeeda lagaga tagayo qeybo kamida la geeyo jidadka Berbera iyo Hargaysa Iyo Berbera iyo Burco si ay dadka reer guuraaga ah ee diwaan galinta hore ka habsaamay ay isaga diwaan galiyaan maadama oo aanay magaalada Berbera iman karayn.