News Daawo : ” Nin Walba Inadeerkii Baa Kursiga Ku Haysa , Aniga Kursigeyga Ma Aha Kaad Dooneysaa Ee Waa ..” Badhasaab Ramaax By Wararka - April 15, 2017 0 217 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Burco ( CGN ):- Badhasaabka Gobalka Togdheer Maxamud Saleeban Ramaax ayaa waxaa uu goob fagaare ah ka sheegay in nin kasta oo masuul ah uu kursiga ku hayso ninka ay dad iskugu xigaan ama ay ilmaadeerka Yahiin . Related