DAAWO: Qaabkii Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Loogu Soo Dhaweeyay Maraykanka. –

0
350

Berbera(Ceelgardinews.com)Guddoomiyaha Wakiiladda Baaralmaanka Somaliland Mudane Abdirahman Mohamed Abdillahi “Cirro” iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Si weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalo Madaxda Maraykanka Ee Washington, DC.

Halkaas oo ay ku soo dhaweeyiin Jaaliyadda Reer Somaliland ee dagan agagaarka Washington iyo dad ka tirsan Xisbiga qaranka ee Wadani oo ka kala yimid Marakanka iyo Kanada