Daawo:-Qaar Ka Mid Ah Dhalinyarada Gobolka Saaxil Ayaa Manta Sida Fiinta Uga Qayliyey Mashruuc Ay Soo Qaaten Qaar Ka Tirsan Shaqaalaha Dawlada Iyo Madaxda Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil

0
301

Berbera(Ceelgardinews.com)Qaar Ka Mid Ah Dhalinyarada Gobolka Saaxil Ayaa Manta Sida Fiinta Uga Qayliyey Mashruuc Ay Soo Qaaten Qaar Ka Tirsan Shaqaalaha Dawlada Iyo Madaxda Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil Uga Wakiilkaa Ah Mushraacan Ayaa Salka Ku Haya Sidii Gobolka Saaxil Tageero Loogu Sameyn Lahaa Murshaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi

Dhalinyaradan Ayaa sheegay In Aan Maseerkooga Iyo Himilada Ay Leeyihiin Aanay Aan La Iibsanan Karin Iyagoo Tilmaamay In Aanay Matalin Dhalinyaro Gaar Ahi Gobolka Saaxil