Daawo Sawirada :- Wasiirada Qorshaynta iyo Ganacsiga Oo Nairobi Kulmay Madaxda Baanka Aduunka

0
258

Nairobi ( Ceelgardinews.com ) -Wasiiradda Qorshaynta Somaliland Maxamed Ibraahim Aadan Iyo ganacsiga Cumar Shucayb oo ku sugan magaaladda Nairobi ayaa kulan la yeeshay madaxda Baanka Aduunka.IMG-20170310-WA0003

Wasiiraddan ayaa kala hadlay baanka aduunka mashruuca Score oo ay si toos baanka aduunka ugala shaqeeyo wasaaraddaha qorshaynta iyo ganacsiga.

IMG-20170310-WA0004

Maxamed Ibraahim oo uu waramayay Warbaahinta ayaa sheegay in baanka aduunku uu 11 mashruuc ka hir gelinayo Somaliland isla markaana ka ugu dambeeyaa uu soo dhamaan doono marka la gaadho sanadka 2019.IMG-20170310-WA0005IMG-20170310-WA0008 IMG-20170310-WA0007 IMG-20170310-WA0009 IMG-20170310-WA0010

Wasiir maxamed ibraahim ayaa intaas ku daray in ilaa iminka kulamada ay la yeesheen baanka aduunka oo saddexdii maalmood ee ugu dambeeyay u socday ay si habsami ah ugu socdaan isla markaana ay rajo fiican ka qabaan in ay soo dhamaadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here