DAAWO Sawiro Munaasibad Balaadhan Oo Taageerayaasha Xisbiga WADDANI Ee Magaalada Seattle Ee Dalka Maraykanka Ay U Sameeyeen Waftidii Xisbiga WADDANI.

0
342

Seattle (Ceelgardinews.com)Taageerayaasha Xisbi Siyaasadeedka Mucaaridka ah ee wadani ee Magaalada Ee Gobolka Seattle Ee Dalka Maraykanka Ayaa munaasibad Balaadhan oo soo dhaweyn ah waxa ay u sameeyey waftidii Balaadhnayd ee uu hogaaminaayey Gudoomiye Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, Munaasibadaasi Ayaa ahayd mid ay Jaaliyada Reer Somaliland ee Ku Nool Magaaladaasi ay si weyn U Soo Qaabeeyeen.

Munaasibadani ayaa Waxa Layskaga  Xog wareystay Intii ay Socotay Arimaha Siyaasadeed ee Dalka Ka Jira iyo sidoo kale Horumarinta Xisbi Siyaasadeedka Mucaaridka ah ee Wadani oo isu diyaarinaaya Doorashada Madaxtinimo Ee Dalka Ka Dhacaysa 2017.

Maalmihii Ugu Dambeeyey waxa dalka Maraykanka ku sugnaa Wafti miisaan Culus Leh oo uu Horkacaayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ahna Gudoomiyaha Xisbi Mucaaridka Waddani, Waxaana intii ay Waftidani Ku Sugnaayeen Dalkaasi Maraykanka ay Kulamo kala duwan La Qaateen Madax sare sare Oo Ka Tirsan Dalkaasi Maykanka, Waxaa sidoo kale Xusid mudan in masuuliyiintani Xisbiga Waddani Ay Soo dhaweyno Meeqaam sare Leh Kala Kulmeen Taageerayaasha Xisbiga Ee Dalkaasi Iyo Jaaliyada Somaliland Oo Isku Duuban.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada.

 

13087809_10153880914609425_2088646968146467466_n 13087919_10153880910494425_253161852306694012_n 13096289_10153880915774425_8087130994270767382_n 13100713_10153880913334425_3024994819285510615_n 13102728_10153880915859425_1458413910916688560_n 13124612_10153880913764425_6297147672222772714_n 13124705_10153880909634425_3635346154513087275_n 13124718_10153880914089425_7506031861084170672_n 13124727_10153880912789425_6066707904418003702_n 13124757_10153880915089425_1596545529152930503_n 13124983_10153880915929425_349723403988102534_n 13133390_10153880913199425_3397232111772411257_n 13138895_10153880912864425_5233422201003431546_n 13139116_10153880912119425_8259931109111069000_n 13139149_10153880915574425_4961494330515514326_n 13164350_10153880911184425_5552278811426615951_n 13164322_10153880913959425_390374384569480227_n 13151819_10153880909924425_7001876373699074054_n 13139206_10153880916344425_6094863168827408545_n 13165836_10153880910954425_7529891681873668759_n 13165867_10153880912984425_4756639442819251635_n 13165977_10153880916249425_135543954716292425_n 13173949_10153880911529425_6190661536010936472_n 13174201_10153880912654425_8535832537387145983_n 13177424_10153880914814425_6820981657419590541_n 13178992_10153880910069425_8603695143603698959_n 13179074_10153880916184425_6181790459392350953_n 13179362_10153880915424425_6313439150410266546_n

13179413_10153880913504425_6358016529639921383_n