DAAWO:-SHIRKA DHALINYARADA BEESHA CIISE MUUSE OO KA DHACEY BERBERA+GUDDI FARSAMO OO LAGU DOORTEY+MASUULIYIIN DAWLADA AH OO KA QAYB GALEY FURITAANKIISA

0
331

Berbera(Ceelgardinews.com):-Shirka Dhalinyarada Beesha Ciise Muuse Ee Muwaafiqo Ayaa Maanta si rasmi ah uga Furmay Hotel Mansoor Ee Magaalada Berbera, Shirkan oo socday mudo hal  maalin ah ayaa waxa soo qaban qaabiyey Dhalinyarada Beesha ee Degta Gobolada Saaxil, Maroodi-jeex iyo Togdheera Waxaana  lagu Doortay Guddi Farsamo oo ka kooban 15 Xubnood ,kuwaasi oo soo dhisidoona Qaab dhismeedkii Ururka iyo Sharciyadiisi islamarkasina soo qaban qaabinaya Shirweyne lagu Dooran doono Hogaanka Cusub Ee Ururkaasi yeelan doono,

11120003

Shirkan Muwaafiqo Ee Maanta ka dhacay Magaalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil ayaa Xukumada Somaliland Ay u soo wakiilatey inay uga Qayb galaan Wefti ka socda Xukumada Dhexe Oo uu hogaaminayo