Daawo: Sida Guddomiyaha Cusub Ee Dalada Dhalinyarada Sonyo Loogu Soo DHaweeyay Magaalada Berbera

0
254

Berbera (Ceelgardinews.com) Soo Dhaweynta Gudoomiyaha Dalada Dhalinyarada Somaliland ee Heer Qaran Cabdicasiis Siciid Saalax Oo Lagu Soo Dhaweeyey Berbera Dhalinyarada Magaalada berbera ayaa si balaadhan .M Berbera Ugu Soo Dhaweeyay Guddomiyaha cusub ee loo doortay dalada dhalinyarada heer qaran ee Sonyo Cabdicasiis siciid saalax iyo labad xubnood oo kale iyaguna ka mid noqday golaha sare sonyo .
Dhalinyarada ayaa guddomiyaha cusub iyo dhalinyarada la socotay kaga hortay tuulada dara godle ee u dhaxay hargaysa iyo berbera waxaanay dhalinayradani oo Ga,iid aad u badan isticimaalya markii ay magaalada berbera soo Gadheen Ku Soo Wareejiyen Suuqada magaalada muhiimka u ah gabobadii waxa guddomiye cabdicasii siciid saalax uga mahad naqay dhalinyarada soo dhawaysay hotel mansoor ee berbera Qaar ka mid ah dhalinyaradadii ka qayb qaadanaysay soo dhawayntaasi ayaa kelmado halkaasi ka yidhi Guddomiyaha gobolka saaxil jaamac yusuf axmed

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here