Hargaisa(Ceelgardinews.com)Cali Osman Xuseen oo loo yaqaan cali Guray ayaa luuqada adag kula hadlaya xukumada xisbiga kulmiye Mar uu ka hadlaaya Xaflada Balaadhan oo ay kula Hadlayeen Masuulinta uga sarsaraysa Xisbiga Waddani Xaafada Shiek Nuur ee Magaalada Hargaisa Oo Xafiis Cusub xisbiga ka furayaaya
Warkaas oo Fahfahsan Hoos ka Daawo