Daawo: Siyaasi Dhalinayaro Ah Oo Dhaliilo Kala Duwan U Soo Jeediyay Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Iyo Maalgashiga Somaliland

0
321

Gabiilay (ceelgardinews.com)  Siyaasi Dhalinayaro Ah Oo Dhaliilo Kala Duwan U Soo Jeediyay Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Iyo Maalgashiga Somaliland xuseen dayr waxaanu ku dhaliilay in wasiirkaasi ka gaabiyay shaqadii loo igmada aqoon buuxada aanu u lahayn gobolka uu matalo waxaanu fariimo kala duwan u soo diray xukumada somaliland