Berbera (Ceelgardinews.com) Suldaan sayid aw jaamac farsame Oo Ka Hadlay Furitaankii Dugsiyada Ay Dhiseen Dan Iyo Duco Madaxwayne Silaanyo Xadhiga Ka Jaray Ayuu Xukumada Ka Codsaday Inay Dacaayadaha Ay Ka Faafisay Bulshada Reer Saaxil Ee Dadka Qaar Media U Soo Mareyeen Arintaas Xaal Ka Bixiyaan Lagana Daayo Bulsha Waynta Aflagaada Xukumadu Dabada ka Riixdo