War Deg Deg Ah Mid Ka Mid Baabuurtii Ilaalalada Guddomiye Cirro Oo Galay Shil Baabuur Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Halkan Ka Akhri

0
356

War Deg Deg Ah Mid Ka Mid Baabuurtii Ilaalalada Guddomiye Cirro Oo Galay Shil Baabuur Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Halkan Ka Akhri  .

14364769_890351904399152_7430353689470432129_n-1

Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Dr Cabdiraxmaan Cirro aanu u jarmaadnay degmada Dacarbudhuq, markii  Uu Ka  soo noqonay ayaa waxaa dhacday in gaadhi nooca loo yaqaano VITS-TA ama Dukhaantu is tidhi dhaaf gaadhi booyad ah kedib waxa ay si aad u fool xun isugu dheceen gaadhi laangaruusal ah oo ay wateen qaar ka mida ciidamda ilaalada u ah gudoomiye Cabdiraxmaan cirro,

14359125_1130121847067944_4217526862151062673_n
shilkan oo wax yar hada kohor dhacay ayaan ilaa hada la xaqiijin khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay, balse waxaa dhinacaa iyo cusbitaalka hargaisa loo soo qaaday sadex ka mida ilaaladii gudoomiyaha oo dhaawacyo kala duwan qaba iyo dareewalkii waday gaadhiga vitsta ah oo xaaladiisa laga dayrinayay….shantii qofba waxa hada la gaadhsiiyay cisbitaalka hargaisa…

14292515_890351547732521_3006415800091173245_n

. sidoo kale waxaa goobtii shilku ka dhacay soo gaadhay Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo. indhihiisa ku soo arkay shilkii foosha xumaa ee ka dhacay duleedka tuulada aw-barkhadle ee bariga hargaisa.