Hargaysa (Ceelgardinews.com) Ururka Safardoorka Dekeda Berbera U Qaabilsan Dajinta Iyo Rarista Markiibta Oo Sheegay In Xukumada Somaliland Ku Lee Yihiin Lacag Dayn Ah waxa kale oo sheegen inaan dekeda berbera taladeedu ka go,do shaqaale waynaha ka shaqeeya dekeda berbera iyo reer saaxil