Daawo:-Wasiir Ku-Xigeenka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare oo Uu Weheliyo Gudomiyaha Waxbarashada G/Saxil Ay Xadhiga 14 School

0
336

Berbera(Ceelgardinews.com) Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare somaliland Yusuf Osman Garas oo ay Weheliyaan Gudomiyaha Waxbarashada Gobolka Saaxil Ibraahim Digaale Maxamed Gudomiyaha Degmada Mandheera Omar Cali Xuseen Gudomiye Ku-Xigeenka Degmada Shiekh Cabdi Cartan Duqa Degmada Berbera Cabdishakur Maxamed Xasan(Cidin) Gudomiyaha Gobolka Saaxil Jamac Yusuf Axmed  ayaa Maanta Xadhiga ka jaray 14 School oo ku kale yaal dhaamaan degmooyinka Gobolka Saaxil ka Tirsan iyagoo ka kale Qayb galay maanta Xaflado ka kale dhacay Degmooyinka Berbera ,Mandheera iyo Degmada Shiekh oo Xadhig  jareen 14 school ee ay Hirgaalis dhismaheed Ha,ayada Ardo