Daawo: wasiirka ariamaha gudaha somaliland oo Gaadhay Jabuuti u Jeeda socdaalkiisa

0
231

Jabuuti(Ceelgardinews.com) Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Waran-cadde ayaa isagoo ilaaladiisa gaarka ah wata dalka Djibouti tagey,kadib xiisadii ka dhalatay badda Somaliland iyo Djibouti oo ciidamada Djibouti weerar ku dileen mid ka mid askarta Somaliland oo ilaalinayay Markab Kalluumaysi oo biyaha Somaliland ku jira,taasi oo keentay kala shaki wayn oo labada dalka u dhexeeya kadib markii warbaahinta xukuumadda Djibouti si khaldan u tabisay dhacdadaas

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here