Daawo : ”Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Baaq Udirey Ardaydii Deeqda Waxbarasho Ka Heshay Dalka Itoobiya

0
256

Hargeysa ( Ceelgardinews.com )-Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiiray “Faaratoon” oo maanta shir jaraa,id ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxa uu ka hadley ardaydii deeqda waxbarasho ka heshay dalka Itoobiya isagoo sheegay in wasaaradiisu dedaal dheer ugu jirto sidii ay u dadejin lahayd ardaydaasi deeqda waxbarasho ka heshay Itoobiya

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here