Daawo:- Xasuuqa Wadareed Lagu Soo Bandhigaya Magaalada Berbera

0
371

Berbera(Ceelgardinews.com.com) Xasuuq wadareed lagu soo bandhigaya magaalada Berbera maanta ayaa waxaa ka soo qaybgalaya Wasiirka Cadaalada somaliland Cadare Moyar Magaalada Berbera Cidin Xoghayaha Fulinta Dawalada Hoose Ee Berbera Ina Aadan cade Waxaa halkaas lagu soo bandhigiya xabaalo wadareedyo ay gaysteen Xoguumada Siyaad Barre Goobtaas Oo Ku Taal Galbeed Magaalada Berbera una dhaw agagaarka Madarka Berbera

Warkaas Faahfaah hoos ka Daawo