Daawo : Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Ka Hadley Mooshin Uu Keenay Golaha Wakiilada

0
249

Hargeysa (Ceelgardinews.com):- Xildhibaan Bashiir Tukaale ayaa waxaa uu ka war bixiyey mooshin

uu maanta soo hor dhigay mudanayaasha golahaasi waxana uu mudanuhu sheegay in xildhibaanada ku abtirsada xisbiga Kulmiye ay hor istaageen mooshinkaas ku saabsanaa ansixinta gobalada Cusub