Daawo Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Labada Wariye Maalintii Sadexaad ku Xidhan Magaalada Berbera

0
353

Berbera(Ceelgardinews.com) Madaxda Xisbiga Mucaardka Gobolka Saaxil ayaa si adag uga hadlaya Xadhiga labada Wariye ee Maalintii Sadexaad ku Xidhan Magaalada Berbera kuwaas oo ku xidhan war ay rabeen in ay ka baahiyaan marwada madaxwaynaha somaliland Marwo Aamiin Waris oo Dhul Dan Guud sifo sharci Daro ah ku dhisanaysa

Gudomiye xigenka Xisbiga waddani gobolka saaxil  Axmed cali Faxle iyo Gudomiyaha Dhalinyarada Xisbiga waddani Gobolka saaxil CALI Sayid ayaa ka hadlaya

Warkaas oo fahfahsan hoos ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here