Daawo“Abwaan Jirde Allaale Qasaali Oo Ka Hadlay Kireynta Dekeda Iyo Taariikhda Faca Weyne Ee Berbera Iyo Xadaaradeedii Qadiimiga Aheyd”Deegaanada Waa Lawada Leeyahay Waana Lakala Leeyahay Berbera Waxa Talin Kara Dadka Deegaanka ah Ee Ilaahay Ku Abuuray”

0
305

Berbera(Ceelgardinews.com)-Abwaan Jirde Allaale Qasaali oo kamida abwaanada reer Berbera islamarkaan ah Odayaasha mudada dheer joogay magaalada Berbera wakhti noloshiisa kamidana kusoo qaatay shaqada badmaaxnimada ee shaqada maraakiibta aqoon buuxdana uleh bada iyo shaqadeeda ayaa ka hadlay Kireynta Dekeda Berbera xukumada Madaxweyne Siilanyo ugu gacan galinayso shirkada laga leeyahay dalka isutaga imiraatka carabta ee DP World. isagoona Abwaan Jirde Allaale Qasaali siqota dheer uga hadlay Taariikha Facaweyne ee magaalada Berbera iyo Xadaaradeeda gaarka ah ee ay Magaalooyinka Somalida iyo kuwa geeska Afrikaba dheertahay qiimaha Marin biyoodka ay Berberi kutaalo ee mihiimada uleh guud ahaan wada caalamka oo dhan iyo sida loo danaynayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Jirde Allaale Qasaali Oo Kawaramaya Arimahaas Faraha Badan ee aynu Soo sheegnay