Daawo:Roobkii Ka Curtay Degmada SHeekh Iyo Degaanada Hoos Yimaada

0
286

Sheekh (Ceelgardinews.com)  Roobkii Ka Curtay Degmada SHeekh Iyo Degaanada Hoos Yimaada roobakaasi ayaa wax yeelooyin soo gaadhsiiyay dadka xoolaha kala soo hayaamay degaanada abariga shishe ee halkaasi hayaanka ku joogay