Daawo:Wasiirada Maaliyada Samsam Cabdi Aadan IYO Muuse Biixi Oo Si Wada Jir Ah Ugu Guulaystay In Miisaniyada 2017 Duudub Lagu Ansixiyo Iyagoo Degaanka Ay Soo Wada Jeedan Sadbursiin Ugu Jirto

0
276

Hargaysa (Ceelgardinews.com) Wasiirada Maaliyada Samsam Cabdi Aadan IYO Muuse Biixi Oo Si Wada Jir Ah Ugu Guulaystay In Miisaniyada 2017 Duudub Lagu Ansixiyo Iyagoo Degaanka Ay Soo Wada Jeedan Sadbursiin Ugu Jirto Miisaniyada sanadkan .waxaanay xildhibaadii golaha wakiilada xisbiga kulmiye ka soo jeeday aqlabiyada haystay sidaa u ololeeyen .Halka kuwo kalen dhameelkii qaaten