dadka reer saaxil waxay aad uga soo horjeedaan xukuumada kulmiye xitaa kuwa Ka shaqeeya waxay ku odhanayaan waanu Nahay mucaaridka Ee Waanu Yara Baqaynaa Hoosta Nagala Socda (Qalinkii Cali Guray )

0
385

Kulmiye maanta isagaa xukuma dalka somaliland ma waxa uu samaynayaa isbedel mise wax qabadkiisa ayuu ku doonayaa cod shacbigu waa muraayad ninka waxdoonayaa uu is ku eego dadka reer saaxil ee aan ana ka soo jeedo hargaysa iyo burco waxay aad uga soo horjeedaan xukuumada kulmiye xitaa kuwa u shaqeeya waxay ku odhanayaan waanu yara qadhaabanaynaa ee waan idinla soconaa (mucaaridka) hadaba kulmiye ha canaanto tuulkiisa dadkana halaga daayo qabyaalada iyo kala qaybinta mucaaridkuna waa wadani e haka faaidaysto jaaniska oo madax wax doonaysaa ha diiwaangeliso hantida ay haystaan iyo guryaha ay leeyihiin si ay dadku u aaminaan in aan hanti aydaan meesha u soo doonan ee aa usocotaan isbedel iyo ladagaalan musuqmaasaq waxa u daran oo dadku doonayaan in ladabargooyo waa musuqmaasaqa haday taasi dhacdana xitaa waxa yaraanaya dadka shaqada dawlada doonanaya wasiirada ayaa la nici ilayn hada dadku waynaceen shaqooyinkii gaarka ahàa dadku waxay ka door bideen maalin taajirkan aan wax kawanaagsan aan soo marayne waadadka xaaraan quutayaasha ah e dadkuna hadaanu sharciga ka baqan wax celinkaraa ma jiro waxaan leeyahay aan bedelo dhaqankan xumaaday ee ka wax ka sheega nacas loo yaqaan ali guray waan u baahanay fikirkiina mahadsanid