“Dalka Afar Inan Ooo Eynaan U Dooran Baa Ka Taliya ..” Cabdiqaadir Jirde

0
409

Hargeysa ( Ceelgardinews.com ) :- Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo sheegey in wadanka aanu ka talin madaxweynihii loo doortey taladiina ay ku ururtey afar inan oo aan loo dooran .