“Dalkeena Waxa Haysta Tuug, Tuug Kalkaal Dilaal,Iyo Malaal, Taajir KhiyaamoLe Ah Wax Inoo Yaala Ma Jiraan Ee Alla Waxaan Ka Baryaynaa In Xukumadda Kulmiye Ina Dhaafiyo”Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

0
356

Hargeysa(Ceelgardinews.com)Xildhibaan Saciid Cilmi Rooble oo kamida mudanayashaa golaha wakiilada Somaliland sidoo kalena kamid ah saraakiisha xisbiga mucaaradka ah ee WADANI ayaa edaymo kulul usoo jeediyay xukumadda Somaliland iyo waliba ganacstada, waxaana uu ku eedeeyey inaay qaranka Somaliland daacad u ahayn.

Xil Saciid Cilmi Roobla waxa uu ugu baaqay masuuliyiinta dawlada iyo ganacsatada Somaliland inay ka shaqeeyaan horumarka dalka sidoo kalena waxa uu ka hadlay hadal dhawaan kasoo yedhay dawlada masar oo ay ku xaqirayso jiritaanka jamhuuriyada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here