News Dawlada Hoose ee Hargeisa oo Bulshada ugu baaqday inay soo bixiyaan Cashuurta + Muuqaal By Ceel Gardi News - November 28, 2017 0 486 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Xoghayaha Dawlada Hoose ee hargeisa Cali Xasan cawaale iyo agaasimaha bilicda dawlada hoose khadar oo shir wadajira ku qabtay xarunta dawlada hoose ayaa shacabka ugu baaqay inay soo bixiyaan cashuuraha Halkan Hoose Ka Daawo: Related