Dawlada Hoose ee Hargeisa oo xadhiga ka jartay Nalalka Wadooyinka ee Cadceeda ku shaqeeya.

0
323

D.hoose ee Hargeysa aya cawa si rasmiya xadhiga uga jartay Nalka wadooyinka solarka ah ama ku shaqeeya cadceeda,kaasi oo mudooyinki u danbeeyay ay gacanta ku haysay  rakibadooda. isla markana ay kasoo bilawday airporta ila birishka weyn  ee hargeisa.
Arrintan aya qayb ka ah kor u qaadida bilicda caasimada, nabadgelyada wadooyinka iyo ta bulshadaba, iyadoo ay tahay wajigii kowaad,balse D.hoose sii wadi doonta nalaynta wadooyinka caasimada hargesa.
Xoghayaha Dawlada hoose cali xasan cawaale oo arintan in mudo ah gacanta ku hayay ayaa ugu dambayn ku guulaystay.
Wa arrin lagu farxo isla markana noqonaysa talaabiyinka hor umarka ah ee ay ku talaabsatay d.hoose.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here