Dawlada Jabuuti Ayaa Xidhay Xuduuda dhinaca Dhulka ah Ee ay la wadaagto Somaliland

0
349

 

Dawlada Jabuuti Ayaa Xidhay Xuduuda dhinaca Dhulka ah Ee ay la wadaagto Somaliland

 

Abaaro 9:00 Ayaa uu soo baxay Amarka lagu soo rogay xidhitaanka xuduuda Dhinaca dhulka ee magaalada lowyo-cado Ee dhinaca Jabuuti waxaana istaagay Isu socodkii dadweynaha iyo ganacsiga labada wadan iskaga talaabaya xuduuda Magaalada Lowyo-cado

 

Xidhitaanka Xuduudka Ayaa sabab u ah talaabooyinka Dawlada Jabuuti ay kaga ka hortagayso islamarkaana ay dadkeeda kaga badbaadinayso Faafitaan Cudurka Caronavirus oo si ba’an u dhexqaadaya wadamada Caalamka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here