Ethiopia (Ceelgardinews.com) shir mudo sadex cisho ah uga socday magaaladda Debre zeit ee dalka itoobiya ,dawladdaha Somaliland iyo itoobiya oo ku saabsanaa istimaalka dekedda caalamiga ah ee Berbera ayaa maalintii shalay lagu soo gabagabeeyey magaalada Debre zeit dalka itoobiya ,shirka ayaa diirada lagu saaray socdka badeecadaha,ee ay Itoobiya kala soo degto dekedda caalamiga ah ee Berbera. Mudadii uu shirku socday waxa doodo iyo falanqeyn masuuliyiinta labada dawladooda ka yeesheen sidii loo horumarin lahaa isticmaalka badeecadaha ay dawladda itoobiya