Waxaanu Raaligalin Ka Bixinanaa Hadal Deelqaaf Ah Oo Lagula Kacay Mareeyaha Dekada Berbera iyo Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiinta Dekada Berbera

0
384

Berbera (Ceelgardinews.com) Waxaanu Raaligalin Ka Bixinanaa Hadal Deelqaaf Ah Oo Lagula Kacay Mareeyaha Dekada Berbera iyo Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiinta Dekada Berbera. Anoo ku hadlaaya Magacayga iyo ka dhalinyarada ee Gobolka Saaxil ee uu ka soo jeedo mulkiilaha jornaalka Yool waxaan xaal iyo raali gelin ka bixinayaa hadalada xanafta xanbaarsan ee uu saaxibkay curad oo ah nin laysku kaayo tiriyo uu waxkaga sheegay masuuliyiinta dekada qaar ka tirsan oo u ku jiro mareeyaha dekada Berber Eng. Ali Omar Mohamed ( Xoorxoor) oo weliba ah masuul aanu abti unahay dhaqan ahaana Aanay Ku Haboonayn Hadalada Noocaas ah Mana ah Kuwa uu Gayo Masuulkaasi iyo Shaqaalaha ka hawlgala Dekada Berbera, hadii xitaa wax aad ka tirsanayso in aad aflagadayso masuul aan kaa fogayn oo welba Saxaafada aad u mariso Waxaa hadaba masuuliyintaa lagu magac dhabay jornaalkaa yool kuna Soo Baxay Maalmihii u Danbeeyaya Wargeeskaas (Yool Media Group ) Waxaaanu raali gelin iyo xaalba ka siinaynaa hadaladaa xanafta leh ee ka baxsan Dhaqankeen suuban ku Wanaagsanan, iyo Milgaha toona Waxaanu Raali Galin Buuxda Siinan Mareeyaha Dekada Berbera Eng. Ali Omar Mohmed(Xoorxoor) iyo Shaqaalaha Dekada Berbera iyo Cidwalba oo dhibsatay Qoraalkaasi ama Uu Saameeyey Raali Galin Buuxda ayaanu Siinanaa Dhamaantood Dadkaas . Saaxibkayna waxaan leeyey saaxibkay Mohamed Abdi Curad cidi inoogama dhowa Mareeye Ali ee hadii uu khaladaad jiro saxafi ahaan aad arkayso waxaa waajib inagu ah in aan ku dadaaalo in aan tosino lkn waa laga qurux badan yahay in aan dariiqaa marino shaqsiyaadna aan magac dhabno Waliba aad Saxaafada Mariso Hadalo Aan u Qalmin Anshaxa Saxaafada. Wabilaahi tawfiiq C/rahman mohamed yousuf(iidle) Muuse jamac Mohame