Berbera(Ceelgardinews.com)- Inkabadan shan wariye oo ka hawlgala gobolka gabilay oo hawlo shaqo u tagay deegaanka bus oo waqooyi ka xigta magaaalada gabilay ayaa waxaa qaaday dooxa lag-barako oo u dhaw gobolka gabilay
Balse shacanka halkaasi joogay ayaa ka soo bad baadiyay wariya yaashaasi uu qaaday dooxa lag-barako waxaana wariya yaasha uu dooxu qaaday wehelinaayay qaar ka mid ah masuuliyiinta gobolka gabilay
Hasayeeshee wax khasaare ah oo soo gaadhay wariya yaashaasi majirto
Sidani ayaa waxaa shabakada wararka Somalilandrise.comu xaqiijiyay qaar kamid ah wariya yaasha ka hawl gala gobolka gabilay
Wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco shabakada wararka ee Ceelgardinews.com