DEG DEG :- MAAYAR SOLTECO OO DACWAD KU FURAY TELEFIISHAN KA HAWL GALA SOMALILAND

0
318

war deg  deg ah oo hada soo gaadhaya xafiiska war qabadka ee shabakada Ceelgardinews.com ayaa waxaa ay shagayaan in maayarka  caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Solteco uu dacwad ku furay telefiishanka Star TV   oo ka hawl gala Somaliland isla markaana xarunta ugu weyn ku leh magaalada Hargeysa

solteco

Maayarka ayaa waxaa uu dacwad  u  gudbiyey makamada  degmada Hargeysa waxaana la sheegaya  in ay sabab u tahay ka dib markii  uu  telefishankaasi sii daayey cabashooyin ay bulshada degmooyinka caasimadu ka cabanayeen wax qabadka maayarka oo ay ku sifeeyen  mid ku fashilmay hawlihii loo dhiibay taas oo uu Mr.Solteco xamli kari waayey  miciina biday in uu maxkamada dacwad u gudbiyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here