Berbera ( Ceelgardinews.com ) – Meheradihii ganacsiga magaalada berbera oo Albaabada loo xidhay taasi oo sababtay in shacbka magaalada berbera mudahaarad isugu soo baxeen , xidhitaanka meheradahan ayaa ganacsatadu ku sababaysay kor u kaca meceesshada
Halkan hoose ka daawo sawirada





wixii soo kordha kala soco Ceelgardinews.com


















