Deg-deg :- Meheradihii Ganacsiga ee Magaalo Xeebeeda Berbera oo gabi ahaanba albaabada loo laabay

0
279

Berbera ( Ceelgardinews.com ) – Meheradihii ganacsiga magaalada berbera oo Albaabada loo xidhay taasi oo sababtay in shacbka magaalada berbera mudahaarad isugu soo baxeen , xidhitaanka meheradahan ayaa ganacsatadu ku sababaysay kor u kaca meceesshada

Halkan hoose ka daawo sawirada

wixii soo kordha kala soco Ceelgardinews.com