News Degdeg: Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa la hadlay Warbaahinta + Video By Ceel Gardi News - November 21, 2017 0 450 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi cabdi ayaa ka dib ku dhawaaqistii natiijada la hadlay warbaahinta isagoo fariimo u diray shacabka xisbiyada iyo beesha caalamka Halkan Ka Daawo: Related