Degdeg :- Madaxweyne Farmaajo Oo Hada Ka Hadlay Waxuu Ka Yeeli Doono Wada Hadaladii Somaliland Iyo Somaliya

0
326

Moqdisho ( Ceelgardinews.com ):- Madaxweynaha cusub ee dalka Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ka hadlaayey munaasibad maanta lagu caleemo saraayey oo ka dhacdey magaalada Moqdisho waxaa uu ka hadley waxaa ay xukumadiisa cusub ka yeeli doonto wada hadaladii u socdey Somaliland iyo Somaliya.

Muddane Farmaajo ayaa waxaa uu si cad u sheegay in ay xukuumadiisu sii wadi doonto wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya oo hada hakad ku jira si looga gaadho buu yihdi natiijo dhab ah.

Goor dhow filo Muuqaalka khudbadaa Mudane Farmaajo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here