Dhagayso:- Maayar Cabdishakuur Cidin Oo Sheegay Inuu Amarka Xadhiga Wariyayaasha Bixiyay Kadib Markii Ay Siidaayeen Hadalkii Xildhibaan Saleebaan Cali Khayre Uu Madaxdii DP World Ku Ganay

0
247

Hargeysa(Ceelgardinews.com)-Gudoomiyaha Golaha deegaanka Degmada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Xasan(Cidin) oo Wareysigan ay la yeelatay Idaacada VOA Laanteeda afka somaligu waxna kaga weydiisay sababta uyu Ku xidhay  Sadexda Wariye ee Berbera ugu xabisan ayaa kaga Jawaabay inuu amarka xadhigaas isagu bixiya wariyayaasha Xidhana uu danbi ay galeen kuhaysto Maxkamadna ku gayn doono halkan Hoose ka dhagayso wareysigaas oo dhamaystiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here