Hargaysa (Ceelagrdinews.com) Dib U Milicso Wasiirkii Hore Madaxtooyada Xirsi Xaaji Xasan Iyo Guddomiye Cirro Shalay Eedihii Xanafta Kululaa Warbaahinta Isu Marin Jireen
Wasiirkii hore madaxtooyada somaliland xirsi xaaji cali xasan mar uu ku sugnaa wadanka dibadii golaha wakiilada ee hogaaminayay ugu soo hanjabay in sanka caano ka keeni donaan
waxaana xiligaan muranka siyaasadeed ka dhashay mooshin tirada cod ee lagu ridi karo labada guddomiye ku xigeen ee golaha wakiilada oo wakhtigaas hoos codkooda u dhigay guddomiye cirro halka kursiga guddomiyahana uu cod sare ku xidhay ,
Guddomiyaha Golaha wakiilada somaliland ahna guddomiyaha xisbiga mucaaridka wadani cabdiraxmaan maxed cabdilaahi (Cirro) Ayaa isaguna dhawr jeer goobe fargaare ah bulshada qaarkood kala hadlay wasiirka madaxtooyada ku eedeyay inuu faro galin ku hayo golaha wakiilada
Dhawaan halkan kala la soco intii xirsi wasiirka ahaan eedihii uu u jeedin jiray guddomiye cirro ,iyo sidii guddomiye cirro isaga difaaci jiray