Dib U Milicso Wasiirkii Hore Madaxtooyada Xirsi Xaaji Xasan Iyo Guddomiye Cirro Shalay Eedihii Xanafta Kululaa Warbaahinta Isu Marin Jireen

0
327

Hargaysa (Ceelagrdinews.com)  Dib U Milicso Wasiirkii Hore Madaxtooyada Xirsi Xaaji Xasan Iyo Guddomiye Cirro Shalay Eedihii  Xanafta Kululaa  Warbaahinta Isu Marin Jireen

images

Wasiirkii hore madaxtooyada somaliland xirsi xaaji cali xasan mar uu ku sugnaa wadanka dibadii golaha wakiilada ee hogaaminayay ugu soo hanjabay in sanka caano ka keeni donaan

waxaana xiligaan muranka siyaasadeed ka dhashay mooshin tirada cod ee lagu ridi karo labada guddomiye ku xigeen ee golaha wakiilada oo wakhtigaas hoos codkooda u  dhigay guddomiye cirro  halka kursiga guddomiyahana uu cod sare ku xidhay ,

Guddomiyaha Golaha wakiilada somaliland ahna guddomiyaha xisbiga mucaaridka wadani cabdiraxmaan maxed cabdilaahi (Cirro) Ayaa isaguna dhawr jeer goobe fargaare ah bulshada qaarkood kala hadlay  wasiirka madaxtooyada ku eedeyay inuu faro galin ku hayo golaha wakiilada

 

Dhawaan halkan kala  la soco  intii xirsi wasiirka ahaan eedihii uu u jeedin jiray guddomiye cirro ,iyo sidii guddomiye cirro isaga difaaci jiray

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here