DOORASHADA IYO DURUUFAHA TAAGAN Somaliland Xildhiban Qabile

0
336

Berbra(Ceelgardinews.com)maanta oo taariikhdu tahay 10/1/2017 waxaan jecelahay in aan dhawr qodob isdultaago oo marxalada dalku marayo taabanaya = ugu horayn arinta muranku ka taagan yahay ee qabsoomida doorashada iyo qabsoomila’aanta ku saabsan eemadaxtooyada s/land = markaan eego xuquuqda doorashada èe muwaadaniinta dalka ay xaq u leeyihiin = markaan eego qodobada dastuurka sida ku cad uu muujinayo in ay dastuurka hortiisa ugu siman yahiin lab dhedig iyada oo aan loo eegayn isir mudnaanta afkaata iyo waxii la mid ah islamarkaana xaq uleeyihiin inladoorto waxna ay doortaan qaybta xaquuq tilmaamaysa waxa la yidhaahdaa mabaadiida guud sida diinta aan loo bedeli karinn bay waajibaadtahay sidoodaa aan cidi ugu xadgudbi karin waxaynu ognahay in dastuurku uu yahay sharciga ugu sareeya dalka sida ku cad qodobka 83 xaaladaha ku cud maraka dalka uu la soo gudboonaadan abaaro baahsan cuduro faafay daadad ma duufaano dhul gariir iyo wixii la mida kuna beeganto xiliga doorashada gaar ahaan madaxtooyada cidbaa leh xilgudashadooda iyo waajibaad qaran kumashanka qarankuna xaaladan oo kale waxay xaq u leeyihiin war bixin ay dhiibaan kuna soo kormeeraan dhamaan goobihii cod bixiyayaashu iska diiwaan geliyeen waxana waajiba in cidii ay qusayso ay u soo ban dhigaan in codbixiyayaasha laga heli karo goobihii ay ka diiwaan geliyeen markay xaaladu caadi tahay komaahinku waxay xaq u leeyihiin soo jeedin mudo cayiman oo ka dhiman jadwalka hawlmaalmoodkooda ee qabsoomida doorashada =sidaa daraadeed marba cidbaa hawsha leh cida xilkan leh dastuurku waa cadeeyay hadaba marashaxiinta doorashada dastuurku wuu ixtiraamay iyana sharciga ha ixtiraamaan ==== waxan u soo jeedinayaa murashaxiinta ku tartamaya kursiga madaxtooyada inta aanay cagaha boodhka gelin buuq iyo jaahwareerna aanay bulshada dhexdeeda ka abuurin in ay yeeshaan la taliyayaal sharci hadii qaar wax ka dhiman yihiin kuna soo laabtaan dastuurka iyo shuruucda la xidhiidha doorashooyinka marxalada lagu jiro kana foojignaadaan wixii kala dhantaalaya midnimada qarankan curdinka ah ee cadawga badan XILDHIBAAN MAXAMED FAARAX QABILE AYAALEH XUQUUQDA QORAALKA ALAA MAHAD LEH

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here