“DR. CABDI AW DAAHIR WAXA UU AHAA NIN QARANKA KU QAALIYA OO SHAQO BADAN U SOO QABTAY SOMALILAND” XIRSI CALI XAAJI XASAN.

0
375

Burco(Ceelgardinews.com) Wasiirkii Hore ee madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali xaaji Xasan oo ka qayb galay aaskii Marxuu Dr Cabdi Aw Daahir Cali ayaa waxa uu tacsi u direy ehelkii qaraabadii iyo Shacabka Somaliland ee uu ka Baxay Marxuumku, kaasi oo uu ku sifeeyey Tiir wayn oo ka baxay Guud ahaa Qaranka Somaliland uu uu kala soo dabaashay xilliyo kala duwan,

Isaga oo guud mar ku sameeyey taariikh nololeedkii Marxuum Dr Cabdi Aw Daahir Cali.

Halkan Ka Daawo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here