Fadeexadii Muuse Biixi ka Qabsatay madaarka Hargeysa iyo Dagaalkii Dhex Maray isaga &….

0
322

Fadeexadii Muuse Biixi ka Qabsatay madaarka Hargeysa iyo Dagaalkii Dhex Maray isaga &….

MuuseBiixiXuunbo

Hargeisa-(Ceelgardinews.com)-Guddoomiyaha Xisbiga  Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa goor dhaweyd la dagaalamay Maamulka iyo Askarta Madaarka Cigaal ee Hargeysa, ka dib markii uu isku dayey in uu xoog ku galo Madaarka oo lagu soo dhaweynayey Mujaahid Axmed Mire oo dalka dib ugu soo laabtay..

Muuse Biixi ayaa isku dayey inuu baabuur  la galo qaybta VIP-da ee Madaarka ha yeeshee waxaa Maamulka Madaarku ku amreen in uu baabuurka meel loogu talo galay  uu dhigo , balse Muuse Biixi ayaa la sheegay in uu ka gaws adeygay arintaas wuxuuna  isku qaaday Meel kale oo shacabka loogu tallo galay, balse Halkiina waxa ka soo celiyey Askarigii ilaalinayey, waxaanu muuse uu ugu jawaabay miyaanad igaranayn isaga oo Askarigii la dagaalamay,  Muuse Biixi oo Cadhaysan ayaa ka soo booday Halkii laga soo celiyey, basle waxa isku dayey in ay Maslaxaan Maamulaha Madaarka Hargeysa,  isagiina wuu la dagaalamay, Muuse Biixi ayaa la sheegay in isaga oo cadho Jiq ah uu ka soo cararay kana soo xafaray Madaarka dibna isaga oo noqday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here