Fahad yasin oo saaka muqdisho ka degay

0
227

 

  1. Waxaa lagu soo warramaya in saaka magaalada Muqdisho uu gaaray taliyihii hore ee nabasugidda Soomaaliya Fahad Yaasiin kadib markii dhawaan lagu xanibay dalka Jabuuti xilli uu kusii socday Muqdisho.

    Fahad Yasiin oo xudun u ah khilaafka siyaasadeed ee hadda ka taagan Soomaaliya ayuu Farmaajo u magacaabay la-taliyihiisa dhanka amniga ka dib markii Rooble uu ka qaaday xilkii Agaasimaha NISA.

    Waxaana lagu waday in uu ka qeybgalo shirkii guddiga amniga qaranka ee uu dib u dhaca ku yimi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here