Fikirkayga sida Aanu u Arko in loo Caawin karo Ganacsatadi Suqa Waaheen

0
453
Fikirkayga sida Aanu u Arko in loo Caawin karo Ganacsatadi Suqa Waaheen
Marka hore Alle ayaynu u waydinaynaa Ganacsada in ciwad san Alle siiyo Marlabaad Qodobadan ayaan u arkaa in caawimo dadka lagu siin karo
1. in bangiyada somaliland bixiyaan maalgalin qardu xasan ah waa maalin galin Aan qofka wax faa,iido ah la saarayn
2. in dawladu cidii waxa soo hesha gaar ahaa kuwa alaabta la soo dega cashuur mudo laba bilood ah laga dhaafo
3. in lacagta misaaniyada dorashada ugu jirta dadka lagu caawiyo Arinta doorashada cidii ay khusaysaa ka wada hadasho xiliga dorasahada la qaban karo
4. in dawladaha somaliland la saxiibka ah deeqo dhaqaale la waydiisto
5 .Ganacsada somaliland wixii ay helayaan iyagana inay bixiyaan oo kaligood lagu Eegin
6.Magalooyinka somaliland oo dhan in qadhaan ururin laga bilaabo marka roobabka gugu inoo do

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here