Filo Dhawaan Warbixino Taabaneysa Mareeyaha Cusub Wakaalada Biyaha Berbera +Xilalkii Mareeyuhu Uu Ka Soo Qabtay Gobolka Saaxil

0
285

Waa Kuma Mareeyaha Cusub Ee Dhawaan La Wareegay Wakaalada Biyaha Berbera Keyd C/laahi Xandule ?

Dadka Reer Berbera Sifo Nooceya Ayaay Ka Aamisan Yihiin Mareeyahan?

Miisan In Tee Leeg Ayuu Ku dhex Leeyahay Dadka Degmada Berbera Degan & Gobolka Saaxil?

Maxaa Lagu Xasuustaa Mareeyahan Intaan Xilkan Loo Soo Magaacabin ?

Wakaaladii Biyaha Berbera Maxaa Iska Bedelay Intii Xilka Mareeynimo Uu Hayay ?

Cabashadii Xafadaha Danyarta Berbera Ee Biyo La’aanta Wax IS Badale Malaga Hayaa ?

Filo Dhawaan Warbixino Taabaneysa Mareeyaha Cusub Wakaalada Biyaha Berbera  Xilalkii Mareeyuhu Uu Ka Soo Qabtay Gobolka Saaxil Iyo Sababta Ka Danbeysa Magacaabistiisa ?

Wariye Sidiiq Carab Saleeban

Berbera-Somaliland